Al-Sharaa: Ciidamada Kurdiyiinta ayaa diiday in ay hubka wareejiyaan
[Horseed Media - Somalia] - 24/01/2025
Hogaamiyaha maamulka cusub ee Siiriya Axmed Al-Sharaa ayaa sheegay in ciidamada Kurdiyiinta ay yihiin kuwa kaliya ee aan ka jawaabin baaqii maamulka cusub ee ahaa in hubka lagu soo koobo maamulka, waxaana uu intaa ku daray in joogitaanka kooxaha shisheeyaha ah ee ka dagaalama dalka Siiriya aysan (…)
... Article published by "Horseed Media" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Puntland: Saadaasha xaddiga roobka gu’ga ayaa aad u hoosaysa.
Xarunta kaydisa xogta dhulka ayaa saadaal ay ka soo saartay ku sheegtay suurtagalnimada inuu yaryahay xaddiga…
[Horseed Media] - 17/02/2025
Wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yusuf oo ku guuleystya xilka guddoomiyaha ururka Midowga Afrika
Wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yusuf ayaa ku guuleystay xilka Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika, (…)
[Horseed Media] - 15/02/2025
Xamaas oo Israa'iil ku eedaysay inay ka caga jiidayso wada xaajoodyada nabadda.
Dhaqdhaqaaqa iska caabinta reer Falastiin ee Xamaas ayaa sheegay in Ra'iisul wasaaraha Israa'iil Benjamin Netanyahu uu…
[Horseed Media] - 21/02/2025
Ciidamada Puntland oo saaka jiho horleh ka bilaabay hawlgalka Cirib-tirka Argagixisada Daacish
Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland oo ku gaashaaman gaadiidka dagaalka ayaa saaka aroornimadii hore ee saaka (…)
[Puntland Post] - 22/02/2025
Puntland oo cisbital kumeel gaadh ah ka hirgelisey Tuurmasaale.
Deegaanka Tuurmasaale ee buuraleeyda Cal-miskaad waxaa maanta laga daahfuray xarun caafimaad oo adeegyo caafimaad oo (…)
[Horseed Media] - 17/02/2025