Booliska Soomaaliya oo toogtay rag ka tirsan kooxda Alshabaab
[Horseed Media - Somalia] - 29/01/2025
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa faahfaahin ka bixiyey iska hor imaad maanta ka dhacay degmada Dayniile ee gobolka Banaadir, kaas oo lagu dilay labo nin oo hubaysan.
... Article published by "Horseed Media" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Booliska & shacabka Puntland baadi goobaya firxadka Daacish.
Shacabka Puntland ayaa siweyn ugu dhiiradey inay gacanta ku soo dhigaan laamaha ammaankana gacanta u geliyaan (…)
[Horseed Media] - 14/02/2025
Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo dhagax-dhigay laamiga Cawsane iyo Hadaaftimo
Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland, Cabdirisaaq Axmed Siciid, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay wajiga labaad (…)
[Puntland Post] - 18/02/2025
Milatariga Mareykanka oo warbixin ka soo saaray duqeyn uu xalay Daacish kula beegsaday buuraha Calmiskaad ee Puntland
Dowladda Mareykanka oo warbixin soo saartay ayaa saaka oo Isniin ah ku dhawaaqday in ay duqeymo lagu beegsaday (…)
[Puntland Post] - 17/02/2025
Dowladda Puntland oo digniin amni ka soo saartay dhaq dhaqaaqa firxadka Argagixisada Daacish
Dowladda Puntland oo xalay soo saartay digniin amni ayaa dhammaan dadweynaha ugu baaqday in ay taxaddar dheeri ah ka (…)
[Puntland Post] - 23/02/2025
Cabdiraxmaan Cirro oo sheegay inuu Somaliland u soo bandhigay caalamka.
Madaxweynaha maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) oo Hargeysa dib ugu soo laabtay ayaa ka (…)
[Horseed Media] - 16/02/2025