Qatar: Wada xaajoodka wejiga labaad ee Gaza wuxuu bilaaban karaa maalin kasta
[Horseed Media - Somalia] - 5/02/2025
Qatar ayaa maanta oo Arbaca ah ku dhawaaqday in ay isu diyaarinayso wejiga labaad ee wada xaajoodka heshiiska xabbad joojinta ee Marinka Gaza, iyada oo xustay in wada xaajoodyadaas ay dhici karaan in ay bilaabmaan maalin kasta.
... Article published by "Horseed Media" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Dagaalamayaal katirsan Daacish oo lagu diley duqayn ka dhacday Sheebaab.
Diyaaradaha dagaalka ee saaxiibada Soomaaliya ayaa weli sii wada duqaymaha lala beegsanayo deegaamada ay buuraleeyda (…)
[Horseed Media] - 19/02/2025
Taliska Ciidamada Puntland oo faahfaahin ka bixiyay duqeyn caawa ka dhacday Calmiskaad
Taliska Ciidamada difaaca Puntland oo qoraal kooban soo saaray ayaa faahfaahin ka bixiyay duqeyn xooggan oo (…)
[Puntland Post] - 18/02/2025
Puntland: Saadaasha xaddiga roobka gu’ga ayaa aad u hoosaysa.
Xarunta kaydisa xogta dhulka ayaa saadaal ay ka soo saartay ku sheegtay suurtagalnimada inuu yaryahay xaddiga…
[Horseed Media] - 17/02/2025
Xamaas oo Israa'iil ku eedaysay inay ka caga jiidayso wada xaajoodyada nabadda.
Dhaqdhaqaaqa iska caabinta reer Falastiin ee Xamaas ayaa sheegay in Ra'iisul wasaaraha Israa'iil Benjamin Netanyahu uu…
[Horseed Media] - 21/02/2025
Puntland oo ka digtey in colaadaha miyiga loo soo raro Gaalkacyo.
Xukuumadda Puntland ayaa uga digtey beelaha ood-wadaagga ah ee dirirtu ku dhexmarayso Galbeedka gobolka Mudug in…
[Horseed Media] - 20/02/2025