Puntland oo aas-qaran u samaysay col. Mukhtaar Qoryood iyo walaalkiis oo ku geeriyooday Dagaalka Calmiskaad

[Horseed Media - Somalia] - 6/02/2025
Alle ha u naxariistee Kornayl Mukhtaar Qoryood iyo walaalkiis Cabdifataax Qoryood oo ku geeriyooday dagaalkii shalay argagixisada Daacish ee ka dhacay togga Jeceel ee buuraha Calmiskaad ayaa maanta aas-qaran loogu sameeyey magaalada Ceeldaahir ee gobolka Bari.
... Article published by "Horseed Media" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Intelligence agencies close in on Islamic State caliph
A growing number of countries think they have unmasked the man running the Islamic State terror group’s global (…)
[Horseed Media] - 15/02/2025
Wadahadallo farsamo oo u socda Soomaaliya iyo Ethiopia
Wajiga koowaad ee wadahadallada farsamo ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya, ee ku saleysan Bayaankii Ankara ee la (…)
[Horseed Media] - 18/02/2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Adis-ababa oo uu ka (…)
[Horseed Media] - 16/02/2025
Dagaalka lagula jiro Daacish ka qayb qaadashadiisa Soomaali oo dhan buu waajib ku yahay!
Dagaalka buuraha ka socda ee Puntland ay ku qaadday Daacish wax weyn buu ka tarayaa ammaanka Puntland iyo guud (…)
[Puntland Post] - 17/02/2025
Madaxweyne Deni oo gebi ahaanba Puntland ka mamnuucay Ajaanibta Sharci la’aanta ah
Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Amar Madaxweyne ku soo saaray in la joojiyey (…)
[Puntland Post] - 19/02/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |