Israa'iil oo weerartay koonfurta iyo bariga Lubnaan
[Horseed Media - Somalia] - 7/02/2025
Habeenimadii Khamiista, diyaaradaha Israa'iil ayaa duqeymo ka bilaabay koonfurta iyo bariga Lubnaan, sida ay sheegtay warbaahinta rasmiga ah, inkasta oo ay xabad joojin dhex dhigtay Israa'iil iyo Xisbullaah.
... Article published by "Horseed Media" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Somalia issues a warning to all local and international organizations operating in Somalia
MOGADISHU (SD) – The Ministry of Interior, Federal Affairs, and Reconciliation of Somalia has issued a stern warning (…)
[Somali Dispatch] - 1er/02/2025
Guddoomiyaha Komishanka Yurub: Waxaan diyaar u nahay wada xaajood adag oo lala galo Washington
Madaxa Komishanka Yurub Ursula von der Leyen ayaa xaqiijisay in Midowga Yurub uu diyaar u yahay wada xaajood adag oo (…)
[Horseed Media] - 4/02/2025
Taliyaha guud ee Ciidamada difaaca Puntland oo ka warbixiyay Khasaaraha Daacish ka soo gaaray duqeymihii xalay
Taliyaha guud ee Ciidamada difaaca dowladda Puntland, Jeneraal Aadan Cabdi Xaashi oo ay hadal kooban ka soo xigatay (…)
[Puntland Post] - 2/02/2025
Taliyaha Daraawiishta Puntland oo faahfaahin ka bixiyey duqayntii Maraykanka
Saraakiisha Puntland ee hogaaminaya ciidanka dagaalka kula jira kooxda Daacish ee ku sugan buuraha Calmiskaad ayaa (…)
[Horseed Media] - 2/02/2025
Google Gemini and ChatGPT Identify An Oromo Sentence As Somali Language, But Perplexity AI Gets It Right
Addis Ababa (PP News Desk) — In linguistics Somali and Oromo belong to the same Eastern Cushitic language group. (…)
[Puntland Post] - 1er/02/2025