Puntland oo Feejignaan amni oo heerkeedu sarreeyo ka muujisay dhaq dhaqaaqa kooxaha Argagixisada ah
[Puntland Post - Somalia] - 7/02/2025
Qoraal ka soo baxay wasaaradda Warfaafinta dowladda Puntland ayaa lagu muujiyay wacyi-gelin amni oo ku saabsan ka-feejignaanta dhaq dhaqaaqa kooxaha… Sii akhri The post Puntland oo Feejignaan amni oo heerkeedu sarreeyo ka muujisay dhaq dhaqaaqa kooxaha Argagixisada ah appeared first on Puntland (…)
... Article published by "Puntland Post" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Ciidamada Puntland oo maanta ilaa lix talis oo dhaca togga Jeceel ka qabsaday kooxda Daacish
Ciidamada difaaca Puntland ayaa saaka hawlgal xooggan oo dhawr jiho ah ku qaaday degaanno ku teedsan togga lagu (…)
[Puntland Post] - 4/02/2025
Puntland: Mileeshiyaadkii Daacish waxay noqdeen wax dhintay iyo wax firxaday
Bayaan kooban oo ka soo baxay Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland ayaa xaqiijiyay in ciidamada difaaca (…)
[Puntland Post] - 4/02/2025
Puntland: Xog aan dowladda rasmi uga soo bixin lagama faafin karo dagaalka Calmiskaad
Dowladda Puntland oo saaka warsaxaafadeed soo saartay ayaa go’aamisay in aysan warbaahinta kala duwan faafin karin (…)
[Puntland Post] - 1er/02/2025
Xubin Sare oo ka tirsan argagixisada Daacish oo isku dhiibay ciidanka difaaca Puntland
Laahoor oo ah xubin sare oo ka tirsan argagixisada Daacish oo isku dhiibay ciidanka difaaca Puntland.
[Horseed Media] - 3/02/2025
Sweden: 10 qof oo ku dhimatay toogasho ka dhacday iskuul ku yaalla magaalada Orebro
Booliska dalka Sweden ayaa sheegay in ku dhawaad 10 ruux ay ku dhinteen toogasho ka dhacday iskuul dadka waaweyn (…)
[Horseed Media] - 4/02/2025