Puntland: duqeynmo lala beegsaday laba saldhig oo muhiim ah ee kooxda Daacish

[Horseed Media - Somalia] - 12/02/2025
Waxaa caawa fiidnimadii Diyaaradaha dagaalka ee saaxiibada caalamiga ah ee Puntland ka taageeraya dagaalka Argagixisada ayaa ka dhacay labo xarun oo ay joogeen maleeshiyaadka Daacish.
... Article published by "Horseed Media" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Ciidamada Puntland oo saaka jiho horleh ka bilaabay hawlgalka Cirib-tirka Argagixisada Daacish
Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland oo ku gaashaaman gaadiidka dagaalka ayaa saaka aroornimadii hore ee saaka (…)
[Puntland Post] - 22/02/2025
Madaxweyne Deni oo gebi ahaanba Puntland ka mamnuucay Ajaanibta Sharci la’aanta ah
Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Amar Madaxweyne ku soo saaray in la joojiyey (…)
[Puntland Post] - 19/02/2025
Puntland oo shaacisay in xalay duqeyn lagu gubay warshadii qaraxyada u samayn jirtay Argagixisada Daacish
Taliska Ciidamada difaaca Puntland oo bayaan soo saaray ayaa shaaciyay duqeyn xalay ka dhacday degaanka Sheebaab ee (…)
[Puntland Post] - 15/02/2025
Puntland oo balanqaad u samaysay carruurta ku agoomooba difaaca dalka.
Wasaaradda haweenka iyo arrimaha qoyska xukuumadda Puntland ayaa balan qaad u samaysay agoomaha ay ka geeriyoodeen…
[Horseed Media] - 22/02/2025
Xildhibaano katirsan barlamaanka Somalia 0o dawooyin gaarsiiyey Puntland.
Xildhibaano katirsan labada aqal ee barlamaanka jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya ayaa deeq daawo ah gaarsiiyey…
[Horseed Media] - 21/02/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |