Madaxweynaha Puntland oo qaabiley Qoyska labadii Shahiid ee Mukhtaar Qoryood iyo Cabdifitaax Qoryood
[Puntland Post - Somalia] - 13/02/2025
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaalada Boosaaso ayaa maanta qaabiley Qoyska Alle ha u naxariistee, G/sare Mukhtaar… Sii akhri The post Madaxweynaha Puntland oo qaabiley Qoyska labadii Shahiid ee Mukhtaar Qoryood iyo Cabdifitaax Qoryood appeared first on Puntland Post.
... Article published by "Puntland Post" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray dalka Azerbaijan
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho rasmi ku yimid magaalada (…)
[Horseed Media] - 11/02/2025
Soomaaliya iyo Aljeeriya oo ka wadahadlay xoojinta iskaashiga ka dhexeeya
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Xildhibaan Cali Maxamed Cumar, oo ka qeybgalaya shirka (…)
[Horseed Media] - 11/02/2025
Uganda oo ciidamo geysay DR Congo si ay isaga caabiyaan maleeshiyaadka
Gelitaanka ciidamada Uganda ayaa imaanaya iyadoo ciidamada Congo ay caqabad weyn kala kulmayaan kooxaha fallaagada (…)
[Horseed Media] - 19/02/2025
Puntland oo ka hadashay duqeymo culus oo galabta ilaa Caawa ka dhacay buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari
Duqeymo kala duwan ayaa sida dowladda Puntland xaqiijisay galabta ilaa Caawa ka dhacay buuraha Calmiskaad ee gobolka (…)
[Puntland Post] - 16/02/2025
Netanyahu oo ku hanjabay inuu dib u bilaabi doono dagaalka Gaza haddii aan la sii deyn maxaabiista
Xabbad joojinta ayaa su’aal la geliyay iyadoo Xamaas ay Israa’iil ku eedeysay inay jabisay qodobbo muhiim ah oo (…)
[Horseed Media] - 11/02/2025