Wersheddii qaraxyada Daacishta Cal-miskaad oo duqayn lala beegsaday.
[Horseed Media - Somalia] - 15/02/2025
Puntland ayaa faahfaahin ka bixisay duqaymo fiidnimadii xalay ka dhacay deegaanka Sheebaab ee Buuraleeyda Cal-miskaad, oo…
... Article published by "Horseed Media" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Xubnihii ugu badnaa ee dakhli ururinta u qaabilsanaa kooxda ISIS oo Boosaaso lagu qabtay
Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Bari G/sare, Cabdiqaadir Jaamac Dirir oo ka warbixiyay Hawlgallada Amni ee ka socda (…)
[Puntland Post] - 18/02/2025
Saraakiisha Ciidamada Puntland oo ka warbixiyey hawlgallo ay sameeyeen.
Saraakiisha ciidamada ficaa Puntland ee ku sugan buuraleeyda Cal-miskaad ayaa faahfaahin ka bixiyey hawlgalladii ugu (…)
[Horseed Media] - 15/02/2025
Madaxweynaha Somalia oo ka qaybgalay furitaanka meertada 38aad ee Midowga Africa.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay furitaanka Meertada (…)
[Horseed Media] - 15/02/2025
Puntland oo goobaha cibaadada ka wacyigelinaysa bulshada.
Wasiirka Warfaafinta Puntland 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐮𝐮𝐝 𝐂𝐚𝐲𝐝𝐢𝐢𝐝 𝐃𝐢𝐫𝐢𝐫, ayaa maanta salaadda Jimce kula tukaday shacabka Muslimiinta (…)
[Horseed Media] - 14/02/2025
Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland
Laascanood (Faallo) — Dhowaan Garaad Jaamac Garaad Ismaciil wuxuu sheegay in wadahadallo uu abaabulay Madaxweynaha (…)
[Puntland Post] - 22/02/2025