Austria: 1 qof ayaa ku dhintay, 5 kalena waa ay ku dhaawacmeen weerar mindi loo adeegsaday
[Horseed Media - Somalia] - 16/02/2025
Wiil 14 jir ah ayaa lagu dilay weerar mindi loo adeegsaday oo ka dhacay koonfurta dalka Austria. Shan qof oo kale ayaa ku dhaawacmay. Booliska ayaa xiray 23 jir u dhashay dalka Suuriya.
... Article published by "Horseed Media" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Puntland Bans Undocumented Foreigners from Entering Its Territory
Garowe (PP News Desk) — An executive decree issued by the Puntland Presidency states that Puntland State security (…)
[Puntland Post] - 20/02/2025
Khuburadii arrimaha ciidamada Puntland oo gaarey Cal-miskaad.
Saraakiil sare oo xagga amniga ah, khibradna u leh arrimaha ciidanka, oo ay ka mid yihiin…
[Horseed Media] - 15/02/2025
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qayb-galay Shirka dalalka Midowga Afrika oo Itoobiya ka furmay
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay furitaanka Meertada (…)
[Puntland Post] - 15/02/2025
Cabdiraxmaan Cirro oo sheegay inuu Somaliland u soo bandhigay caalamka.
Madaxweynaha maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) oo Hargeysa dib ugu soo laabtay ayaa ka (…)
[Horseed Media] - 16/02/2025
Xarun quraanka lagu barayo Agoonta Booliska Soomaaliyeed oo Muqdisho laga dhagax dhigay.
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa dhagax-dhigay Dhismaha Dugsiga (…)
[Horseed Media] - 18/02/2025