Australia: 157 hombobaro kusoo caariday xeebta jasiirada Tasmania
[Horseed Media - Somalia] - 19/02/2025
Homboro (Dolphins) waxaa laga helay xeeb go'doonsan oo ku taal waqooyi-galbeed Tasmania. Ilaa 136 ayaa nool, laakiin mas'uuliyiinta ayaa sheegaya inay caqabad noqon doonto in dib loogu celiyo badda.
... Article published by "Horseed Media" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Puntland iyo UNHCR oo ka wada hadlay qulqulka ajaanibta Itoobiyaanka.
Mas’uuliyiinta wasaaradda arrimaha gudaha Puntland ayaa qaabilay wefdi uu hogaaminayey ku xigeenka Madaxa hay’adda (…)
[Horseed Media] - 20/02/2025
Madaxweyne Deni oo qaabiley wefdi ka socday Galmudug oo garab istaag u muujiyay ciidamada Puntland
Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabiley wefdiga ka socday Galmudug, (…)
[Puntland Post] - 17/02/2025
Saraakiisha Ciidamada Puntland oo ka warbixiyey hawlgallo ay sameeyeen.
Saraakiisha ciidamada ficaa Puntland ee ku sugan buuraleeyda Cal-miskaad ayaa faahfaahin ka bixiyey hawlgalladii ugu (…)
[Horseed Media] - 15/02/2025
Kenya oo u kala dabqaadaysa Villa Somalia iyo Axmed Madoobe.
Siyaasi Aadan Barre Ducaale oo xilal kala duwan ka soo qabtay Kenya ayaa ka hadlay xiriirka…
[Horseed Media] - 17/02/2025
Dowladda Puntland oo Warsaxaafadeed Rasmi ah ka soo saartay dagaalkii maanta ka dhacay buuraha Calmiskaad
Dowladda Puntland oo Warsaxaafadeed ka soo saartay hawlgalkii maanta ka dhacay buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari (…)
[Puntland Post] - 20/02/2025