Trump oo Madaxweynaha Ukraine Zelenskyy ku tilmaamay kaligii taliye!
[Horseed Media - Somalia] - 19/02/2025
Madaxweynayaasha Maraykanka iyo Ukraine ayaa midba midka kale weeraray Volodymyr Zelenskyy oo sheegay in Donald Trump uu ku nool yahay beenta Ruushka, Trumpna wuxuu Zelenskyy ku tilmaamay “kaligii taliye”.
... Article published by "Horseed Media" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Israa’iil oo balan ka bax ku samaysay Xamaas.
Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Maamulka Yuhuudda Benjamin Netanyahu ayaa shaaciyey sii deynta maxaabiista (…)
[Horseed Media] - 23/02/2025
Khuburadii arrimaha ciidamada Puntland oo gaarey Cal-miskaad.
Saraakiil sare oo xagga amniga ah, khibradna u leh arrimaha ciidanka, oo ay ka mid yihiin…
[Horseed Media] - 15/02/2025
Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland
Laascanood (Faallo) — Dhowaan Garaad Jaamac Garaad Ismaciil wuxuu sheegay in wadahadallo uu abaabulay Madaxweynaha (…)
[Puntland Post] - 22/02/2025
Puntland oo cisbital kumeel gaadh ah ka hirgelisey Tuurmasaale.
Deegaanka Tuurmasaale ee buuraleeyda Cal-miskaad waxaa maanta laga daahfuray xarun caafimaad oo adeegyo caafimaad oo (…)
[Horseed Media] - 17/02/2025
Dowladda Maraykanka oo Ugu Baaqday Ruwaanda Inay Dhowrto Qarannimada Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Koongo
Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay inay cunnoqabatayn ku soo rogayso shaqsiyaadka ka tirsan jabhadda M23. Farriin ka (…)
[Puntland Post] - 21/02/2025