Ciidamada difaaca Puntland oo saaka Argagixisada Daacish ka saaray difaacii ugu adkaa ee Curaar

[Puntland Post - Somalia] - 23/02/2025
Ciidamada difaaca dowladda Puntland oo saaka hawlgal qorshaysan qaaday ayaa guud ahaan gacanta ku dhigay saldhigii halista badnaa ee Curaar… Sii akhri The post Ciidamada difaaca Puntland oo saaka Argagixisada Daacish ka saaray difaacii ugu adkaa ee Curaar appeared first on Puntland Post.
... Article published by "Puntland Post" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Dowladda Puntland oo Warsaxaafadeed Rasmi ah ka soo saartay dagaalkii maanta ka dhacay buuraha Calmiskaad
Dowladda Puntland oo Warsaxaafadeed ka soo saartay hawlgalkii maanta ka dhacay buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari (…)
[Puntland Post] - 20/02/2025
Saraakiisha Ciidamada Puntland oo ka warbixiyey hawlgallo ay sameeyeen.
Saraakiisha ciidamada ficaa Puntland ee ku sugan buuraleeyda Cal-miskaad ayaa faahfaahin ka bixiyey hawlgalladii ugu (…)
[Horseed Media] - 15/02/2025
Dowladda Puntland oo digniin amni ka soo saartay dhaq dhaqaaqa firxadka Argagixisada Daacish
Dowladda Puntland oo xalay soo saartay digniin amni ayaa dhammaan dadweynaha ugu baaqday in ay taxaddar dheeri ah ka (…)
[Puntland Post] - 23/02/2025
Puntland oo qabatay shabakad ku hawlanayd dhoofinta Geed-quwaaxa.
Wasaaradda deegaanka Puntland ayaa shaaca ka qaadday in iyadoo kaashanaysa hay’adaha ammaanka ay qabatay koox Soomaali…
[Horseed Media] - 20/02/2025
Sudan: Boqolaal qof oo lagu dilay weerar RSF
Qaar badan ayaa lagu dilay markii ciidamada RSF ay weerar ku qaadeen tuulooyin ka tirsan gobolka Niil Cad. Gobolkaas (…)
[Horseed Media] - 19/02/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |