Ciidanka Difaaca Puntland oo la wareegay deegaanka Dhaadaar ee degmada Qandala
[Horseed Media - Somalia] - 25/02/2025
Ciidamada difaaca Puntland ee ku jira hawlgalka ciribtirka argagixisada Daacish ayaa maanta iyagoo aan dagaal iyo iska caabin la kulmin si nabad ah kula wareegay deegaanka Dhaadaar ee degmada Qandala, kadib markii halkaasi isaga carareen kooxda argagixisada Daacish.
... Article published by "Horseed Media" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Dhalinyaro dishey xubno katirsanaa Alshabab oo la abaalmariyey.
Xogagga Macawisleyda ayaa dagaal ka dhan ah kooxda Alshabaab ka bilaabay deegaamo katirsan maamulada Hirshabeelle (…)
[Horseed Media] - 25/02/2025
Aasaaskii ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo laga xusay Muqdisho.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay (…)
[Horseed Media] - 22/02/2025
Milatariga Mareykanka oo warbixin ka soo saaray duqeyn uu xalay Daacish kula beegsaday buuraha Calmiskaad ee Puntland
Dowladda Mareykanka oo warbixin soo saartay ayaa saaka oo Isniin ah ku dhawaaqday in ay duqeymo lagu beegsaday (…)
[Puntland Post] - 17/02/2025
UN sanctions monitoring group identified Abdikadir Mumin as the leader of ISIS
MOGADISHU (SD) – A report released this week by the UN sanctions monitoring group, based on intelligence from UN (…)
[Somali Dispatch] - 17/02/2025
Sudan: Boqolaal qof oo lagu dilay weerar RSF
Qaar badan ayaa lagu dilay markii ciidamada RSF ay weerar ku qaadeen tuulooyin ka tirsan gobolka Niil Cad. Gobolkaas (…)
[Horseed Media] - 19/02/2025