Kooxda Shabaab oo weerar qaraxyo ku bilowday ku qaaday degmada Aadan Yabaal
[Jowhar - Somalia] - 16/04/2025
Apr 15 (Jowhar)-Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar qaraxyo ku bilowday oo kooxda Al-shabaab saaka waabarigii ay ku qaaday degmada Aadan Yabaal ee Waqooyi Bari gobolka Sh.dhexe. Wararka la helayo ayaa intaasi kusii daraya in dagaal mudo kooban socday kadib ay kooxdani la wareegtay (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Is Newsom’s ‘Rule of Don’ Strategy Setting the Stage for a 2028 Presidential Run?
Could last night mark the moment when California’s Governor Gavin Newsom officially entered the race for the (…)
[Jowhar] - 11/06/2025
Kenya oo laba Shabaab qaraxyo aasayay ku dishay magaalada Mandheera
Jun 11(Jowhar)Ciidamada la dagaalanka argagixisada Kenya ayaa labo ka tirsan Al-Shabaab ku dilay weerar dhabba-gal (…)
[Jowhar] - 11/06/2025
Xukuumadda Somalia oo ansixisay xeerka isgaadhsiinta badda hoos marta.
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, (…)
[Horseed Media] - 12/06/2025
Ciidamada DFS iyo Alshabaab oo ku dagaalamay xuduudka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.
Dagaal xooggan ayaa ka qarxay xuduudka gobolada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe, kadib markii maleeshiyaad ka tirsan…
[Horseed Media] - 4/06/2025
Shacabka Garoowe oo xalay isu soo bax weyn ku taageeray ciidamada Puntland
Dadweynaha caasimadda Garoowe ayaa xalay sameeyay isu soo bax ballaaran oo lagu taageerayo guusha weyn ee ciidamada (…)
[Puntland Post] - 8/06/2025