Koofur Galbeed oo jab xooggan gaarsiisay Shabaab soo weeraray duleedka Baydhabo

[Jowhar - Somalia] - 17/04/2025
Apr 17 (Jowhar) Shacabka reer Baydhabo ayaa saaka isugu soo baxay daawashada meydadka argagixisada ee saaka jabka culus lagu gaarsiiyay aagga deegaanka Daynuunaay, ciidanka Daraawiishta Koofur Galbeed iyo kuwa xoogga dalka ayaa cashar u dhigay argagixisada. Meydad ay ku jiraan ajaaniib ayaa lagu (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Trump oo ka fiirsanaya inuu iska iibiyo gaarigiisa Tesla
Jun 06 (Jowhar) Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ka fiirsanaya inuu iska iibiya gaarigiisa Tesla xilli ay (…)
[Jowhar] - 6/06/2025
Maxay yihiin qodobada xasaasiga ah ee ku jira Kal-fadhiga Baarlamaanka Puntland ee dhawaan furmaya?
Kal-fadhiga 56aad ee Baarlamaanka Puntland oo xambaaraan Qodoba xasaasi ah ayaa lagu wadaa in uu furmo 15 bishaan oo (…)
[Puntland Post] - 10/06/2025
Dowladda Soomaaliya oo soo jeedisay in lakala diro kooxda C6+ ee dagan Xalane
Jun 12 (Jowhar) Dowladda Soomaaliya ayaa durtay sharciyadda kaalinta Xubnaha Beesha Caalamka ee loo yaqaano C6+ ee (…)
[Jowhar] - 12/06/2025
Somalia and Kenya reaffirm strong bilateral ties at FOCAC Summit
During their bilateral talks, the two leaders agreed to fast-track meetings of the Joint Cooperation Committee (…)
[Horseed Media] - 10/06/2025
Shacabka Garoowe oo xalay isu soo bax weyn ku taageeray ciidamada Puntland
Dadweynaha caasimadda Garoowe ayaa xalay sameeyay isu soo bax ballaaran oo lagu taageerayo guusha weyn ee ciidamada (…)
[Puntland Post] - 8/06/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |