Israel oo qiratay dilka samafalayaal Falastiiiniyiin ah
[Jowhar - Somalia] - 21/04/2025
Apr 21(Jowhar) Milatariga Israel ayaa sheegay in “fashil xagga xirfadda ah” uu horseeday dilka 15 ka mid ah shaqaalaha gargaarka degdegga ah ee Qasa bishii hore. Baaritaan lagu sameeyay dhacdadan oo ay sameeyeen Ciidamada Difaaca Israa’iil, ayaa lagu ogaaday guul darrooyin xiriir ah, oo ay ku (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Trump Cautions Against Possible Israeli Strikes on Iran’s Nuclear Sites
US President Donald Trump has stated that an Israeli strike on Iran “could very well happen,” while a senior Israeli (…)
[Jowhar] - 13/06/2025
Ingiriiska oo xayiraad iyo cunaqabateyn kusoo rogtay wasiiradda Maaliyada & Amniga Israel
Jun 10 (Jowhar) Dowladda Ingiriiska ayaa cunaqabatayn kusoo rogtay laba wasiir oo ka tirsan Israel, Itamar Ben-Gvir (…)
[Jowhar] - 10/06/2025
Caasimadda Garoowe oo laga mamnuucay shirarka siyaasiyiinta mucaaridsan xukuumadda Siciid Deni
Duqa caasimadda Garoowe, Geeddi Axmed Tuurre oo maanta hadal kooban ka jeediyay kulan ku saabsan Amniga ayaa sheegay (…)
[Puntland Post] - 11/06/2025
Mucaaradka oo qaadacay hanaanka xulista guddiga xuquuqul insaansaanka heer federal.
Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed oo ay ku mideysan yihiin qaar ka mid ah madaxdii hore iyo siyaasiyiin…
[Horseed Media] - 7/06/2025
Wasaaradda Arrimaha gudaha Puntland oo shaacisay jadwalka Kal-fadhiyada golayaasha degmooyinka
Wasaaradda Arrimaha gudaha Puntland oo soo saartay jadwal cusub ayaa maanta muddaysay Kal-fadhiyada golayaasha (…)
[Puntland Post] - 10/06/2025