Xukuumada Federaalka oo ansixisay Hindise Sharciyeedka wax-ka-beddelka Sharciga Shaqaalaha Rayidka

[Horseed Media - Somalia] - 24/04/2025
Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo uu shir-guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre, ayaa ansixiyay Hindise-Sharciyeedka wax-ka-beddelka Sharciga Shaqaalaha Rayidka Dowladda, kaas oo lagu hagaajinayo loona casriyeynayo nidaamka shaqo ee hay’adaha dowladda.
... Article published by "Horseed Media" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Xildhibaan Dhaashane: Bil kasta Puntland waxay 1.8 milyan ku bixisaa mushaarka ciidamada SSC-khaatumo
Xildhibaan Cabdiqani Dhaashane, oo ka tirsan guddiga Maaliyadda Baarlamaanka Puntland ayaa shaaciyay miisaaniyadda (…)
[Puntland Post] - 9/06/2025
Madaxweyne Xasan oo boqolaal shacab ah salaada ciidda kula tukaday Masjidka Isbaheysiga Islaamka
Jun 06 (Jowhar) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masaajidka (…)
[Jowhar] - 6/06/2025
Puntland: Dabley hubaysan oo fiidnimadii xalay laba dhalinyaro ah ku dilay duleedka Gaalkacyo
Dabley hubaysan ayaa fiidnimadii xalay duleedka Gaalkacyo ku dilay laba dhalinyaro ah oo ka soo baxay beer lagu (…)
[Puntland Post] - 8/06/2025
Ciidamada Israa’iil oo weerar habeenimo ah ku qaaday dooni gargaar u sidey Gaza
Ciidamada Israel ayaa gacanta ku dhigay dooni samafal u sidey deegaanka go’doonsan ee Gaza weerar ay qaadeen (…)
[Horseed Media] - 9/06/2025
Guddoomiyaha barlamaanka oo dhaliilay siyaasiyiin reer Puntland ah.
Guddoomiyaha golaha wakiilada dowladda Puntland Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa ka hadlay siyaasiyiinta mucaaradka ee (…)
[Horseed Media] - 6/06/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |