Pakistan ayaa ka digtay iska horimaadka nukliyeerka ee Hindiya

[Horseed Media - Somalia] - 25/04/2025
Wasiirka Difaaca dalka Pakistaan Khawaja Muxamed Asif ayaa ka digay suurtagalnimada iska horimaad ka sababa in la isku adeegsado Nukliyeerka ah kaasoo u dhaxeeya dalkiisa iyo Hindiya, haddii aan xiisadda hadda taagan la xakameyn, maadaama ay sii korortay xiisadda u dhaxeysa labada dhinac ka dib (…)
... Article published by "Horseed Media" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Muwaadin British ah oo ka badbaaday diyaarad ku burburtay Hindiya
Jun 12 (Jowhar)-Nin British ah ayaa noqday qofka kaliya ee ka badbaaday diyaaradii Air India ee maanta burburtay (…)
[Jowhar] - 12/06/2025
Fasiraad laga bixiyay Hadalkii Madaxweyne Deni ee ku saabsanaa iibinta Puntland
Wasiirka Maaliyadda Puntland, Maxamed Faarax Maxamuud ayaa fasiraad ka bixiyay hadal uu dhawaan sheegay Madaxweyne (…)
[Puntland Post] - 9/06/2025
Somalia and Kenya reaffirm strong bilateral ties at FOCAC Summit
During their bilateral talks, the two leaders agreed to fast-track meetings of the Joint Cooperation Committee (…)
[Horseed Media] - 10/06/2025
Key Sites and Locations of Iran’s Nuclear Program
Prior to today’s Israeli airstrikes, Washington and Tehran engaged in multiple discussions regarding Iran’s nuclear (…)
[Jowhar] - 14/06/2025
Caasimadda Garoowe oo laga mamnuucay shirarka siyaasiyiinta mucaaridsan xukuumadda Siciid Deni
Duqa caasimadda Garoowe, Geeddi Axmed Tuurre oo maanta hadal kooban ka jeediyay kulan ku saabsan Amniga ayaa sheegay (…)
[Puntland Post] - 11/06/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |