Madaxweyne Xasan oo ka qeyb galay shir madaxeedka dalalka Ciidamadda AUSSOM
[Jowhar - Somalia] - 25/04/2025
Apr 25 (Jowhar) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay shir-madaxeedka dalalka qaybta ka ah howlgalka taageerada Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) iyo saaxiibbada caalamiga ah, kaas oo lagu qabtay Madaxtooyada dalka Uganda ee magaalada (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
US Plans Partial Evacuation of Iraq Embassy, Sources Reveal
The United States is initiating a partial evacuation of its embassy in Iraq and permitting military dependents to (…)
[Jowhar] - 12/06/2025
Donald Trump oo xayiraad dhanka socdaalka ah ku soo rogay Soomaaliya iyo dalal kale oo Afrikaan ah
Qaaradda Afrika ayaa ah qaaradda ugu badan ee uu saameeyay xayiraadda dhanka socdaalka ah ee uu ku dhawaaqay (…)
[Horseed Media] - 6/06/2025
Ingiriiska oo xayiraad iyo cunaqabateyn kusoo rogtay wasiiradda Maaliyada & Amniga Israel
Jun 10 (Jowhar) Dowladda Ingiriiska ayaa cunaqabatayn kusoo rogtay laba wasiir oo ka tirsan Israel, Itamar Ben-Gvir (…)
[Jowhar] - 10/06/2025
Wasiirka Amniga Puntland oo digniin u diray bulshada kunool Cal-miskaad.
Xukuumadda Puntland ayaa shacabka deegaamadii laga saaray malayshiyaadka Daacish ee gobolka Bari ugu baaqday inay garab…
[Horseed Media] - 5/06/2025
Madaxweyne Putin oo hanjabaad culus u diray madaxweynaha Ukraine
Jun 05(Jowhar) Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa sheegay in ay la gudboon tahay in uu ka jawaabo weerarkii (…)
[Jowhar] - 5/06/2025