Gudoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay safiirka Shiinaha

[Jowhar - Somalia] - 27/04/2025
Apr 27 (Jowhar) Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan mira dhal ah kula qaatay Safiirka Jamhuuriyadda Dadka ee Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Danjire Wang Yu. Safiirka Shiinaha ee (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Inkabadan 41 Kun arday oo u fariisatay Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8-aad ee Muqdisho
Jun 08 (Jowhar) Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka bilowday qaadista imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8-aad ee Dugsiga (…)
[Jowhar] - 9/06/2025
Puntland iyo shacabkii ku guryo nqoday Tuurmasaale oo kulmay.
Wasiirka wasaaradda Amniga Dowladda Puntland Ibraahim Ismaciil Cartan iyo wafdi la socday ayaa kulan looga hadlaayay…
[Horseed Media] - 5/06/2025
Ciidamada difaaca Puntland oo firxadkii Daacish ka furtay hub iyo Rasaas badan
Ciidamada difaaca Puntland oo hawlgal ka sameeyay togga Baallade ayaa firxadkii mileeshiyaadka Daacish ka furtay (…)
[Puntland Post] - 5/06/2025
Faahfaahin ku saabsan laba ruux oo lagu diley degmada Galkacyo.
Dabley hubaysan ayaa fiidkii hore ee habeenimadii xalay laba ruux ku diley afaafta hore ee goob…
[Horseed Media] - 8/06/2025
Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wadahadlay horumarinta Shaqaalaha
Jun 04(Jowhar) Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS Mudane Yuusuf Maxamed Aadan oo wafdi uu (…)
[Jowhar] - 4/06/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |