Ciidamada Hindiya iyo Pakistan ayaa habeenkii saddexaad rasaas isku weydaarsaday gobolka lagu muransan yahay ee Kashmiir
[Horseed Media - Somalia] - 27/04/2025
Ciidamada Hindiya iyo Pakistan ayaa habeenkii saddexaad oo xiriir ah rasaas isku weydaarsaday xadka Kashmir, mas’uuliyiinta New Delhi ayaa sheegay Axaddii, iyadoo ay sii kordhayso xiisadda ka dhalatay weerar lagu hoobtay oo lagu qaaday goob dalxiis oo ku taal dhulka Muslimiinta u badan ee (…)
... Article published by "Horseed Media" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Deg-Deg: Israel oo weerar ku qaaday IRAN
Milatariga Israel ayaa sheegay in ay qaadeen mowjado duqeymo ah oo ka dhan ah militariga Iran iyo xarumaha Nukliyeerka.
[Horseed Media] - 13/06/2025
Dagaal markale maanta ka dhacay Deegaanka Ceel Hareeri
Jun 04(Jowhar)Dagaal xoog leh ayaa ka dhacay deegaanka Ceel Hareeri ee gobolka Hiiraan iyadoo dagaalkana uu u (…)
[Jowhar] - 4/06/2025
Nabadoonada Gobolka Nugaal oo taageeray inaan laga daba imaan dadka falalka ammaan xumo wada.
Qaar kamid ah waxgaradka iyo nabadoonada gobolka Nugaal oo ka qaybgalay shir ka qabsoomay Magaalada Garoowe…
[Horseed Media] - 12/06/2025
Iran iyo Maraykanka oo markale ku wada hadlaya Cuman.
Wasaaradda arrimaha dibadda Iran ayaa ku dhawaaqday in wajiga xiga ee wada xaajoodyada Nukliyeerka Iran iyo…
[Horseed Media] - 10/06/2025
Ciidamada Israa’iil oo weerar habeenimo ah ku qaaday dooni gargaar u sidey Gaza
Ciidamada Israel ayaa gacanta ku dhigay dooni samafal u sidey deegaanka go’doonsan ee Gaza weerar ay qaadeen (…)
[Horseed Media] - 9/06/2025