Wasaaradda Warfaafinta oo soo xirtay tababar ku saabsan Anshaxa Warbaahinta ee tabinta Doorashooyinka
[Jowhar - Somalia] - 27/04/2025
Apr 27(Jowhar)Aqoon isweydaarsigani oo ay ka faa’iidaysteen ilaa 25 suxufiyiin ah oo ka socday Warbaahinta gaarka loo leeyahay iyo Warbaahinta Qaranka ayaa diiradda lagu saaray horumarinta kaalinta Warbaahinta ee baahinta Wararka iyo Barnaamijyada la xiriira doorashooyinka dalka. Tababarka oo (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Israeli Strikes Result in 45 Fatalities in Gaza, According to Medics
Forty-five individuals have lost their lives due to Israeli attacks on Gaza, according to local medics, as Israel (…)
[Jowhar] - 7/06/2025
Puntland: Dabley hubaysan oo fiidnimadii xalay laba dhalinyaro ah ku dilay duleedka Gaalkacyo
Dabley hubaysan ayaa fiidnimadii xalay duleedka Gaalkacyo ku dilay laba dhalinyaro ah oo ka soo baxay beer lagu (…)
[Puntland Post] - 8/06/2025
Xasan Abgaal oo xukuumadda Deni ku eedeeyay in ay ka baxday nidaamkii iyo dastuurkii Puntland
Xasan Shire Abgaal oo kamid ah siyaasiyiinta saamaynta badan ku leh degaannada Puntland ayaa ku eedeeyay xukuumadda (…)
[Puntland Post] - 11/06/2025
Somalia Defence Minister: preparations underway to retake areas from terrorist militias
Ahmed Moallim Fiqi, Minister of Defence of Somalia, said that preparations are underway to retake the few remaining (…)
[Horseed Media] - 9/06/2025
Garoowe oo laga mamnoocay shirarka iyo dhaqdhaqaaqyada siyaasiga ah.
Guddoomiyaha golaha deegaanka ahna duqa degmada Garoowe Cabdulqaadir Axmed Tuurre (Geeddi) oo maanta ka qaybgalay (…)
[Horseed Media] - 11/06/2025