Carruurta iyo dadka da’ada ah ee ku nool Qaza oo bilaabay inay gaajo u dhintaan
[Jowhar - Somalia] - 3/05/2025
May 03 (Jowhar)-Ugu yaraan 57 falastiiniyiin ah ayaa gaajo ugu dhintay Qaza iyadoo ay Israa’iil ay weli ku hayso xayiraad dhinaca cuntada, biyaha iyo gargaarka kale ee muhiimka ah. Sidoo kale waxaa ay ciidamada Israail ay ku hayaan marka laga soo tago xayiraada inay duqeyn joogta ah ay ku hayso (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Canada’s Prime Minister Labels Fatal Vancouver Incident as a ‘Car-Ramming Attack’
Canada’s Prime Minister Mark Carney has referred to the incident in Vancouver that resulted in nine fatalities at a (…)
[Jowhar] - 27/04/2025
Shir looga hadlayo horumarinta waxbarashada Puntland oo Garoowe ka furmay.
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa maanta furay Shirweynaha 7-aad ee (…)
[Horseed Media] - 29/04/2025
Yemen: Mareykanka oo duqeyn ku dilay ugu yaraan 68 tahriibayaal ah
Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegay maanta oo Isniin ah in duqeyn uu Mareykanku ka geystay gobolka Sacda duqeyn ka dhacay (…)
[Horseed Media] - 28/04/2025
Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo isku beddelay xubno ka tirsan Golihiisa Xukuumadda
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre oo Galabta Wareegto magacaabis ah soo saaray (…)
[Puntland Post] - 27/04/2025
Puntland Forces Score Decisive Victory Against ISIS
Garowe (WDN)– In a striking display of military effectiveness that contrasts sharply with the Federal Government of (…)
[WardheerNews] - 3/05/2025