Xuutitiinta oo gantaalo ku weeraray garoonka diyaaradaha ugu weyn Israel

[Jowhar - Somalia] - 4/05/2025
May 04(Jowhar) Gantaal laga soo riday Yemen ayaa saakay ku dhacay meel u dhow garoonka diyaaradaha ugu weyn Israa’iil ee Ben Gurion, sida ay sheegtay dowladda Israa’iil. Muuqaal aan la xaqiijin oo online-ka lasoo dhigay ayaa muujinaya waxyeellada gantaalka oo ku dhacay garoonka oo ku yaalla (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Dilal ka kala dhacay magaalooyinka Gaalkacyo iyo Hargeysa
Jun 08 (Jowhar)-Waxaa magaalooyinka Hargeysa iyo Gaalkacyo ka kala dhacay 24kii saac ee ugu dambeysay dil loo (…)
[Jowhar] - 8/06/2025
Somalia and Kenya reaffirm strong bilateral ties at FOCAC Summit
During their bilateral talks, the two leaders agreed to fast-track meetings of the Joint Cooperation Committee (…)
[Horseed Media] - 10/06/2025
Jubbaland oo ku goodisey inay ka tashan doonto hanaanka siyaasadeed ee Somalia.
Madaxweyne ku xigeenka labaad ee Dowladda Jubaland Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud oo Masuuliyiin iyo dadweyne Kala duwan…
[Horseed Media] - 6/06/2025
Russia Carries Out Lethal Strike in Eastern Ukraine as Peace Talks Stall
Recent Russian strikes in Ukraine’s northeastern city of Kharkiv have resulted in the deaths of three individuals (…)
[Jowhar] - 12/06/2025
Xaaladda Los Angeles oo kasii dareysa iyo Trump oo ciidan hor leh ku daabulay
Jun 10 (Jowhar) Guddoomiyaha California, Gavin Newsom, ayaa sheegay in uu helay warka ah in Madaxweynaha Mareykanka (…)
[Jowhar] - 10/06/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |