In ka badan 100 oo ku dhintay daadad ka dhacay bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo
[Horseed Media - Somalia] - 11/05/2025
Ugu yaraan 104 qof ayaa ku dhintay tobanaan kalena waa ay ku dhaawacmeen ka dib markii daadad xooggan ay ku dhufteen tuulada Kasaba oo ku taal xeebta harada Tanganyika ee bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Kongo, sida ay sheegeen mas'uuliyiin maxalli ah iyo dad u dhaqdhaqaaqa bulshada (…)
... Article published by "Horseed Media" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Booliska Gobolka Nugaal oo qabtay nin ku eedaysan kufsi ka dhacay magaalada Garoowe
Ciidanka Booliska Puntland, gaar ahaan Taliska Qeybta Booliska Gobolka Nugaal, oo kaashnaya Qaybta Baarista (…)
[Puntland Post] - 14/05/2025
Iran oo walaac ka muujisay xiisadda sii kordhaysa ee India iyo Pakistan.
Xukuumadda Tehran ayaa walaac xoogan ka muujisay xiisadda sii xumaaneysa ee u dhaxeysa dalalka Hindiya iyo…
[Horseed Media] - 7/05/2025
Puntland oo ka hadashay diyaarado dagaal oo ay soo iibsatey.
Xukuumadda Puntland ayaa markii ugu horeysey faahfaahin ka bixisay diyaarado nooca dagaalka ah oo maalmihii la…
[Horseed Media] - 14/05/2025
Siyaasiyiin ka digey weerar lagu qaado maamulka Jubbaland.
Qaar kamid ah Madaxdii hore ee soo martay Soomaaliya iyo hoggaamiyeyaal xisbi oo miisaan leh ayaa…
[Horseed Media] - 14/05/2025
Guddoomiye Aadan Madoobe oo dalka dib ugu soo laabtay.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (…)
[Horseed Media] - 6/05/2025