Putin iyo Zelensky oo Khamiista ku kulmay Istanbul
[Jowhar - Somalia] - 11/05/2025
May 11(Jowhar)-Madaxweynayaasha dalalka Ruushka Vlaadimir Putin iyo Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa lagu wadaa inay ku kulmaan magaalada Istanbul ee dalka Turkiga maalinta Khamiista ee 15ka bishan May 2025. Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa goor dhow sheegay in uu diyaar u yahay in uu (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Austria: Dhowr qof ayaa lagu dilay toogasho ka dhacday iskuul
Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhintay toogasho ka dhacday iskuul ku yaalla koonfurta Austria. Booliska ayaa sheegay in (…)
[Horseed Media] - 10/06/2025
Puntland: Dabley hubaysan oo fiidnimadii xalay laba dhalinyaro ah ku dilay duleedka Gaalkacyo
Dabley hubaysan ayaa fiidnimadii xalay duleedka Gaalkacyo ku dilay laba dhalinyaro ah oo ka soo baxay beer lagu (…)
[Puntland Post] - 8/06/2025
Islaan Ciise Islaan Maxamed oo digniin u diray dhaqanka iyo shacabka Puntland.
Islaan Ciise Islaan Maxamed oo kamid ah isimada dhaqanka ee deegaamada Puntland gaar ahaan gobolka Nugaal…
[Horseed Media] - 6/06/2025
SAWIRRO: Mas’uuliyiinta dowladda iyo shacabka Garoowe oo wada ciidey.
Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor oo uu weheliyo (…)
[Horseed Media] - 6/06/2025
Shacabka Garoowe oo xalay isu soo bax weyn ku taageeray ciidamada Puntland
Dadweynaha caasimadda Garoowe ayaa xalay sameeyay isu soo bax ballaaran oo lagu taageerayo guusha weyn ee ciidamada (…)
[Puntland Post] - 8/06/2025