Xamaas oo sii daysay maxbuus heysta dhalashada Maraykanka

[Horseed Media - Somalia] - 12/05/2025
Kooxda Falastiiniyiinta ayaa sheegtay inay sii daayeen Edan Alexander, oo ahaa qofkii ugu dambeeyay ee Mareykan ah oo lagu haysto Gaza. Xamaas ayaa ugu yeertay sii deynta qeyb kamid ah dadaallada xabbad joojinta, kadib wadahadal toos ah oo la yeesheen saraakiisha Mareykanka.
... Article published by "Horseed Media" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

DFS oo shaacisay in 25 kamid ah AS lagu diley Shabeelaha Hoose.
Guutada Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgal ka fuliyay tuulada Gaalware oo 4 km…
[Horseed Media] - 8/06/2025
Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wadahadlay horumarinta Shaqaalaha
Jun 04(Jowhar) Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS Mudane Yuusuf Maxamed Aadan oo wafdi uu (…)
[Jowhar] - 4/06/2025
Mauritania’s Tah elected president of AfDB, Africa’s top development bank
ABIDJAN, Reuters) – Former Mauritanian Finance Minister Sidi Ould Tah has been elected president of the African (…)
[WardheerNews] - 1er/06/2025
Al-Shabaab Recaptures Xawaadley Without a Fight
Mogadishu(WDN) – Al-Shabaab militants entered the town of Xawaadley in Middle Shabelle on Monday without resistance, (…)
[WardheerNews] - 3/06/2025
Ciidanka Puntland oo weerar cir iyo dhul ah kula wareegey ceelka Miiraale.
Ciidanka difaaca dowladda Puntland ayaa saaka weerar dhawr jiho ah ku qaaday fariisimadii kooxda nabaddiidka ah…
[Horseed Media] - 31/05/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |