Ra’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗮 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝗞𝘂 𝗦𝗶𝗺𝗮𝗵𝗮 𝗪𝗮𝗸𝗶𝗶𝗹𝗸𝗮 𝗚𝗮𝗮𝗿𝗸𝗮 𝗮𝗵 𝗲𝗲 𝗠𝗶𝗱𝗼𝘄𝗴𝗮 𝗔𝗳𝗿𝗶𝗸𝗮
[Jowhar - Somalia] - 13/05/2025
May 13(Jowhar) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku Simaha Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Mudane Kareem Adebayo, iyaga oo ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa iskaashiga labada (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Puntland oo shuruudo ku xirtay ka qaybgalka gogosha uu dhigay MW Xasan Sh.
Xukuumadda Puntland ayaa shuruudo ku xirtay ka qaybgalka shirka gogosha siyaasadeed ee ay dhigtay Villa Somalia,…
[Horseed Media] - 11/06/2025
Puntland iyo shacabkii ku guryo nqoday Tuurmasaale oo kulmay.
Wasiirka wasaaradda Amniga Dowladda Puntland Ibraahim Ismaciil Cartan iyo wafdi la socday ayaa kulan looga hadlaayay…
[Horseed Media] - 5/06/2025
Wararkii u danbeeyay askari Ingiriis ah oo Kenya ku kufsaday haweeney British ah
Jun 12(Jowhar) Askeri ka tirsan ciidamada UK oo lagu eedeeyey in uu haweeney ku kufsaday meel u dhow saldhig (…)
[Jowhar] - 12/06/2025
Two Men Sentenced for Stealing Gold Toilet from Blenheim Palace
Two individuals have been sentenced to prison for their involvement in the theft of a £5 million (€6m) gold toilet (…)
[Jowhar] - 14/06/2025
Wafti ka socda Puntland oo kormeeray Tuurmasaale ilaa Sheebaab.
Wafti ka Kakooban Golleyaasha Dowladda Puntland oo kormeer indha indheyn ah ku tagay Deegaanada Laga saaray…
[Horseed Media] - 11/06/2025