Shirweynaha Urur Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka oo si rasmi ah ugu qabsoomay Muqdisho
[Jowhar - Somalia] - 14/05/2025
May 14(Jowhar)-Shirwaynaha oo ay ka soo qaybgaleen ergo ka badan 2700 oo ka kala timid daafaha dalka isla markaana ka mid ah Xubnaha Rasmiga ee Urur Siyaasadeedka JSP, ayaa lagu ansixiyay Dastuurka iyo Xeerhoosaadyada Ururka iyada oo sidoo kale la doortay Xubnaha Guddiga Fulinta iyo Guddoomiyaha (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Jubbaland oo MW Xasan Sheekh ku eedaysay inuu dalkii Baylaha uga dhigay Alshabaab.
Maamulka Jubbaland ayaa ka hadlay dagaaladii ugu dambeeyey ee ka dhacay degmada Beled-xaawo ee gobolka Gedo…
[Horseed Media] - 27/07/2025
Puntland oo shaacisay Markab 2aad oo taagan xeebaha degmada Bareeda.
Puntland ayaa muujisay shakiga ay ka qabto markab nooca xamuulka ah oo muddo labo cisho ah…
[Horseed Media] - 21/07/2025
DFS oo jawaab hanjabaad u badan ka bixisay markabka Sea World ee ku xiran dekedda Boosaaso.
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay cambaareyneysaa afduubka iyo xad gudubka lagu sameeyey markabka SEA WORLD. (…)
[Horseed Media] - 23/07/2025
Ciidanka Puntland oo qabtay gaari sahay u sidey kooxda Daacish.
Ciidamada Ammaanka Puntland oo ku sugan duleedka Boosaaso ayaa xalay gacanta ku dhigay baabuur raashin u…
[Horseed Media] - 28/07/2025
Somalia: Ten dead as govt forces, Jubaland troops clash in Gedo region
The death toll from fierce clashes between Somali federal forces and troops loyal to Jubaland administration in the (…)
[Horseed Media] - 23/07/2025