Madaxweyne Deni “ma dadka leh Jubaland hala burburiyo baa wadajir ka shaqeynaya”
[Jowhar - Somalia] - 14/05/2025
May 14 (Jowhar) Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni oo shir jaraa’id qabtay ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ay kamid tahay shirkii NCC, go’aanka dowladda ee ka dhanka ah Jubaland iyo doorashooyinka soo socda. Deni ayaa sheegay inuu ku saxsanaa go’aankii uu ku diiday ka qeyb (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka digey qorshaha Alshabaab.
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, oo katirsan golaha sahcabka barlamaanka Soomaaliya marna kamid ahaa (…)
[Horseed Media] - 28/07/2025
Puntland oo waxgarad u dirtay gogosha nabada ee Ceerigaabo
Puntland ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay in nabad loogu wada noolaado magaalada Ceerigaabo, iyada oo waxgarad u (…)
[Puntland Post] - 23/07/2025
Jubbaland oo eedayn u jeedisey Dowladda Somalia.
Dowladda Jubbaland ayaa war-saxaafadeed kulul ka soo saartay dagaaladii ka dhacay degmooyinka Baladxaawo iyo Doolow ee…
[Horseed Media] - 28/07/2025
Xagee Marayaa baaritaanka Markabka hubka sida ee ku xiran dekedda Boosaaso.
Wasiirka warfaafinta xukuumadda Puntland Maxamuud Caydiid Dirir ayaa ka warbixiyey Markabka Sea World ee lagu qabtay…
[Horseed Media] - 21/07/2025
Khilaaf xooggan oo ka dhex taagan wasaaradda arrimaha gudaha Puntland iyo golaha degaanka Gaalkacyo
Inta badan xubnaha golaha degaanka Gaalkacyo oo mooshin ka gudbiyay duqa degmadaasi, Maxamed Cabdirisaaq Daacad ayaa (…)
[Puntland Post] - 21/07/2025