Duqeymo ay dad badan ku dhinteen oo ka dhacay isbitaal ku yaala magaalada Qaza
[Jowhar - Somalia] - 14/05/2025
May 14(Jowhar) Duqeymo xooggan oo dhanka cirka ah oo Israel ay ku qaaday xarun caafimaad oo ku taala koonfurta Qaza ayaa waxaa ku dhintay dad aad u badan. Hay’adda difaaca madaniga ah ee Xamaas ay maamusho ayaa sheegtay in ugu yaraan siddeed iyo labaatan qof ay dhinteen ka dib markii duqeymaha (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Booliska Puntland oo eedaysane u qabtay weerar ka dhacay Garoowe.
Ciidanka Booliska Puntland, gaar ahaan Taliska Qaybta Gobolka Nugaal, ayaa gacanta ku dhigay eedeysane lagu magacaabo…
[Horseed Media] - 25/07/2025
Xiisad weli ka taagan degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo
Xiisad dagaal ayaa weli ka taagan degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo, halkaasi oo shalay dagaal xooggan ku dhexmaray (…)
[Puntland Post] - 23/07/2025
Puntland oo shaacisay inaan siyaasad tahriib ah laga fulin karin gobolka Haylaan.
Guddoomiyaha gobolka Haylaan ee Puntland Maxamed Faarax Aadan oo ka hadlay musaanad ka dhacday Magaalada Dhahar…
[Horseed Media] - 23/07/2025
Somaliland President Meets Arab-African Economic Council Delegation
HARGEISA (SD) – The President of Somaliland, Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro), welcomed a high-level delegation (…)
[Somali Dispatch] - 20/07/2025
Alshabaab oo la wareegtey deegaan 40KM ujira Magaalada Muqdisho.
Malayshiyaad taabacsan kooxda Al-shabaab ayaa weerar xooggan ku qaaday saldhigyo ay ciidamada Uganda iyo kuwa dowladda…
[Horseed Media] - 25/07/2025