Inkabadan 30 Falastiiniyiin ah oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Isbitaal ku yaala Khan Younis
[Jowhar - Somalia] - 15/05/2025
May 15 (Jowhar) Isbitaal ku yaalla koonfurta magaalada Qasa ayaa sheegay, in ugu yaraan lix iyo labaatan qof oo Falastiiniyiin ah lagu dilay duqaymaha cirka ah ee Israa’iil. Goobaha la duqeeyay waxaa kamid ah guryo iyo teendhooyin ay ku hoydaan qoysaska soo barakacay ee Khan Younis. Saxafiyiinta (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Madasha samatabixinta oo cambaaraysay dagaalkii ka dhacay Beled-xaawo.
Madasha la magac baxday Samata-Bixinta Soomaaliyeed ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay si adag ugu cambaareyneyso (…)
[Horseed Media] - 22/07/2025
Jubaland oo faahfaahin ka bixisay dagaallo ka dhacay magaalooyinka Doolow iyo Beledxaawo ee gobolka Gedo
Xukuumadda Jubaland oo Warsaxaafadeed ka soo saartay ayaa in sheegtay in mudda ku dhow toddobaad, magaalada (…)
[Puntland Post] - 28/07/2025
Madaxtooyada Puntland oo war ka soo saartay Markabka Sea World & warqaddii DFS.
Madaxtooyada Puntland ayaa caawa war rasmi ah ka soo saartay markabka Sea World ee ku xiran…
[Horseed Media] - 23/07/2025
Puntland oo shaacisay inaan siyaasad tahriib ah laga fulin karin gobolka Haylaan.
Guddoomiyaha gobolka Haylaan ee Puntland Maxamed Faarax Aadan oo ka hadlay musaanad ka dhacday Magaalada Dhahar…
[Horseed Media] - 23/07/2025
Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay saraakiisha kujira hawlgalka Hillaac.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa kulan ku saabsan dardargelinta dhameystirka Hawlgalka (…)
[Horseed Media] - 22/07/2025