Villa Somalia oo Cismaan Dheere ku beddelaysa Cali Xoosh oo laga dhigayo Ra’iisul wasaare ku xigeen saddexaad

[Puntland Post - Somalia] - 18/05/2025
Wasiirka Arrimaha gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa lagu wadaa in dhawaan laga wareejiyo wasaaradda, islamarkaana… Sii akhri The post Villa Somalia oo Cismaan Dheere ku beddelaysa Cali Xoosh oo laga dhigayo Ra’iisul wasaare ku xigeen saddexaad (…)
... Article published by "Puntland Post" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Dowladda Soomaaliya oo soo jeedisay in lakala diro kooxda C6+ ee dagan Xalane
Jun 12 (Jowhar) Dowladda Soomaaliya ayaa durtay sharciyadda kaalinta Xubnaha Beesha Caalamka ee loo yaqaano C6+ ee (…)
[Jowhar] - 12/06/2025
Ingiriiska oo xayiraad iyo cunaqabateyn kusoo rogtay wasiiradda Maaliyada & Amniga Israel
Jun 10 (Jowhar) Dowladda Ingiriiska ayaa cunaqabatayn kusoo rogtay laba wasiir oo ka tirsan Israel, Itamar Ben-Gvir (…)
[Jowhar] - 10/06/2025
Israel oo qorsheenaysa weerar ka dhan ah Iran iyo Mareykanka ciidamadiisa heegan geliyey
Iran waxa ay wadaa dhoolatus milatari oo dheeraad ah waxayna dhisaysaa xarun sadexaad oo lagu kobciyo uranium-ta si (…)
[Horseed Media] - 12/06/2025
Dhalinyarada Soomaaliyeed iyo Tahriibka – Saamaynta Baraha Bulshada iyo Xaqiiqada Reer Galbeedka
Sanadihii u dambeeyay, waxaa si isa soo taraysa u kordhaya tirada dhalinyarada Soomaaliyeed ee tahriibaya, iyaga oo (…)
[Puntland Post] - 12/06/2025
Garoowe oo laga mamnoocay shirarka iyo dhaqdhaqaaqyada siyaasiga ah.
Guddoomiyaha golaha deegaanka ahna duqa degmada Garoowe Cabdulqaadir Axmed Tuurre (Geeddi) oo maanta ka qaybgalay (…)
[Horseed Media] - 11/06/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |