Soomaaliya iyo Ciraaq oo kala saxiixdag heshiis Amni

[Jowhar - Somalia] - 18/05/2025
May 18 (Jowhar) Wasiirka Amniga Gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Ciraaq, Cabdul-Amir Al-Shamari, ayaa heshiis iskaashi oo dhanka amniga ah ku kala saxiixday magaalada Baqdaad ee caasimadda dalka Ciraaq. Heshiiska ayaa (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Taliyaha guud ee Ciidamada difaaca Puntland oo ka warbixiyay halka uu marayo Hawlgalka Calmiskaad
Taliyaha guud ee Ciidanka difaaca Puntland S/Guuto Aadan Cabdi Xaashi oo maanta ka warbixiyay halka uu marayo (…)
[Puntland Post] - 21/07/2025
Xagee Marayaa baaritaanka Markabka hubka sida ee ku xiran dekedda Boosaaso.
Wasiirka warfaafinta xukuumadda Puntland Maxamuud Caydiid Dirir ayaa ka warbixiyey Markabka Sea World ee lagu qabtay…
[Horseed Media] - 21/07/2025
Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray dalka Jabuuti
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee (…)
[Horseed Media] - 26/07/2025
Sirdoonka Soomaaliya oo degmada Afgooye ku qabtay horjooge iyo xubin kale oo ka tirsan Al-shabaab
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Soomaaliya ee (NISA) oo Warsaxaafadeed soo saartay ayaa shaacisay in ay laba (…)
[Puntland Post] - 27/07/2025
Thailand iyo Cambodia ayaa rasaas is weydaarsaday iska horimaad sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay xadka
Saraakiisha Thailand ayaa sheegay in ugu yaraan 11 ay ku dhinteen duqeymaha Cambodia; Thailand waxa ay fulisaa (…)
[Horseed Media] - 24/07/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |