Dhalinyaro askar qoraneysay oo qarax culus lagula eegtay magaalada Muqdisho

[Jowhar - Somalia] - 18/05/2025
May 18 (Jowhar)Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay qarax noociisa Ismiidaamin lagu sheegay oo saaka lala eegtay dhalinyaro ku biireysay ciidanka Xoogga dalka. Goob joogayaal ayaa ku warramaya in ruux isku soo xiray walxaha qarxa uu beegsaday dhalinyaradan oo ku sugneyd xero Damaanyo oo ku taala (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Somaliland responds angrily to Prime Minister Hamza’s call
HARGEISA (SD) – Somaliland President’s Spokesperson, Mr. Hussein Adan Irro (Deyr), stated that the remarks made by (…)
[Somali Dispatch] - 26/07/2025
Puntland oo war ka soo saartay khilaafka golaha deegaanka Galkacyo.
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dawladda Puntland ayaa sharci darro iyo waxkama jiraan (…)
[Horseed Media] - 22/07/2025
Jubbaland oo eedayn u jeedisey Dowladda Somalia.
Dowladda Jubbaland ayaa war-saxaafadeed kulul ka soo saartay dagaaladii ka dhacay degmooyinka Baladxaawo iyo Doolow ee…
[Horseed Media] - 28/07/2025
Kooxda Alshabaab oo la wareegtey degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.
Ciidamada deegaanka ee Macawisleeyda iyo kuwa dowladda Soomaaliya ayaa isaga baxay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan,…
[Horseed Media] - 27/07/2025
USA: Shan qof ayaa ku dhimatay toogasho ka dhacday magaalada New York
Ugu yaraan shan qof, oo ay ku jiraan sarkaal ka tirsan Waaxda Booliska New York (NYPD) iyo ninka geystay weerarka, (…)
[Horseed Media] - 29/07/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |