Ruushka oo qaaday weerarkii ugu waynaa tan iyo markii uu bilowday duulaanka Ukraine

[Jowhar - Somalia] - 18/05/2025
May 18 (Jowhar)-Ukraine ayaa sheegtay in Ruushka uu bilaabay weerarkii ugu weynaa ee uu ku qaado diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Drones-ka ah tan iyo markii uu billowday duullaanka ballaaran, iyadoo lagu beegsaday gobollo dhowr ah oo ay ku jirto Kyiv, halkaasoo ay ku dhimatay hal qof oo (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay eedaysane loo haysto in uu dad ku dilay magaalada Garoowe
Ciidanka Booliska Puntland, gaar ahaan Taliska Qaybta Gobolka Nugaal, ayaa gacanta ku dhigay eedeysane lagu (…)
[Puntland Post] - 25/07/2025
Markab xoolo ka qaaday Puntland oo lagu weeraray xeebaha dalka Yemen.
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar lagu qaaday markab sidey xoolo nool oo ka…
[Horseed Media] - 24/07/2025
Guddiga Farsamda KHATUMO oo beeniyey in qodobada qaar laga heshiiyey.
Guddiga farsamada ee dhameystirka maamulka KHATUMO ee shirkiisu ka socdo Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool…
[Horseed Media] - 25/07/2025
Maamulka Gobolka Mudug oo sheegay in DFS ku soo duushey Puntland.
Maamulka gobolka Mudug ee Puntland ayaa markale dowladda federalka ah ee Soomaaliya ku eedeeyey faragelin siyaasadeed…
[Horseed Media] - 28/07/2025
Xiisadda dagaal ee Beled-xaawo oo aan weli dhinac u dhicin.
Xaaladda degmada Beled-xaawo ee gobolka Gedo ayaa weli kacsan xilli ay maalinimadii shalay ku dagaalameen ciidamada…
[Horseed Media] - 23/07/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |