Cali Guudlaawe“Hirshabeelle waxa ay reebi doontaa taariikh badbaado u ah Soomaalida”
[Jowhar - Somalia] - 19/05/2025
May 19 (Jowhar) -Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Xuseen “Cali Guudlaawe” ayaa kormeeray qaar ka mid ah furimaha ay ku sugan yihiin ciidamada qalabka-sida iyo kuwa deegaanka,isagoo ammaan iyo dhiirigelinba u muujiyay. Cali Guudlaawe Madaxweynaha Hirshabelle ayaa kulamo la (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Puntland oo war ka soo saartay khilaafka golaha deegaanka Galkacyo.
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dawladda Puntland ayaa sharci darro iyo waxkama jiraan (…)
[Horseed Media] - 22/07/2025
Madaxweynaha Puntland oo ku wajahan magaalada Badhan ee gobolka Sanaag
Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni oo ku sugan Boosaaso ayaa lagu wadaa in uu dhawaan socdaal ku aado magaalada (…)
[Puntland Post] - 27/07/2025
Wafuud ka kala socota Ruushka iyo Ukraine oo Turkiga u jooga wadahadal nabadeed
Ruushku waxa uu sheegay in ay filayaan in wadahadalka uu Ukraine kula yeelan doono Istanbul Arbacada gelinka dambe (…)
[Horseed Media] - 23/07/2025
Jubbaland oo eedayn u jeedisey Dowladda Somalia.
Dowladda Jubbaland ayaa war-saxaafadeed kulul ka soo saartay dagaaladii ka dhacay degmooyinka Baladxaawo iyo Doolow ee…
[Horseed Media] - 28/07/2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyey shirka cuntada adduunka ee Addis Ababa.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay Shirka Qiimaynta (…)
[Horseed Media] - 28/07/2025