C C Warsame oo madaxda dowladda ka dalbaday in deg deg loogu gurmado Macwuusleyda Hiiraan

[Jowhar - Somalia] - 19/05/2025
May 19 (Jowhar)Xildhibaan Cabdi raxmaan Cabdi shakuur Warsame ayaa ka hadlay dagaalka culus ee u dhexeeya Shabaab iyo macwuusleyda beesha Xawaadle, kaasoo si xooggan uga socda deegaanka Mubaax ee gobolka Hiiraan. Xildhibaanka oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebook ayaa madaxda dowladda ka (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

USA: Shan qof ayaa ku dhimatay toogasho ka dhacday magaalada New York
Ugu yaraan shan qof, oo ay ku jiraan sarkaal ka tirsan Waaxda Booliska New York (NYPD) iyo ninka geystay weerarka, (…)
[Horseed Media] - 29/07/2025
Sirdoonka Soomaaliya oo degmada Afgooye ku qabtay horjooge iyo xubin kale oo ka tirsan Al-shabaab
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Soomaaliya ee (NISA) oo Warsaxaafadeed soo saartay ayaa shaacisay in ay laba (…)
[Puntland Post] - 27/07/2025
Mas’uuliyiinta Puntland oo maanta Shir ka yeeshay Xaaladda Ammaanka magaalada Gaalkacyo
Saraakiisha laamaha amniga ee magaalada Gaalkacyo ayaa maanta ka qayb-galay shirkii toddobaadlaha ahaa ee amniga, (…)
[Puntland Post] - 22/07/2025
Xagee Marayaa baaritaanka Markabka hubka sida ee ku xiran dekedda Boosaaso.
Wasiirka warfaafinta xukuumadda Puntland Maxamuud Caydiid Dirir ayaa ka warbixiyey Markabka Sea World ee lagu qabtay…
[Horseed Media] - 21/07/2025
Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray dalka Jabuuti
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee (…)
[Horseed Media] - 26/07/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |