Deni iyo Axmed Madoobe oo ku kulmaya Nairobi, kadibna wada aadaya Inaaraatka Carabta
[Jowhar - Somalia] - 20/05/2025
May 20 (Jowhar)-Madaxweynaha maamulka Puntland, Sicid Deni ayaa maanta u amba-baxay dalka Itoobiya, halkaas oo uga sii gudbayo dalka Kenya. Wararka ayaa intaasi kusii daraya in lagu wado in ay kulan gaar ah yeeshaan Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Madoobe oo Nairobi ku sugan, sida ay tilmaamayaan (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Dowladda Somalia oo sheegatay qabashada horjooge sare oo katirsan Alshabab.
Ciidanka gaar ah ee Gaashaan ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa howlgal qorsheysan oo…
[Horseed Media] - 27/07/2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyey shirka cuntada adduunka ee Addis Ababa.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay Shirka Qiimaynta (…)
[Horseed Media] - 28/07/2025
Madaxtooyada Puntland oo war ka soo saartay Markabka Sea World & warqaddii DFS.
Madaxtooyada Puntland ayaa caawa war rasmi ah ka soo saartay markabka Sea World ee ku xiran…
[Horseed Media] - 23/07/2025
PUNTLAND: Askari ayaa dhaawacay taliye saldhig degmo.
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dhaawac xabad ah oo xalay soo gaarey taliyihii saldhigga…
[Horseed Media] - 22/07/2025
Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay askari hubaysan oo weeraray ciidanka dowladda hoose ee Garoowe
Saddex askari oo ka tirsan Ciidanka dowladda hoose ee Garoowe ayaa ku geeriyooday, halkay ku dhaawacmeen saddex kale (…)
[Puntland Post] - 24/07/2025