Mas’uul ka tirsan maamulka Hirshabelle oo kagu dilay magaalada Jowhar

[Jowhar - Somalia] - 20/05/2025
May 20 (Jowhar)Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helay dil xalay fiidkii ay koox bistookado ku hubeysan ay ka geysteen nagaalada Jowhar ee caasimadda maamulka Hirshabelle. Dilka oo ka dhacay xaafadda Hantiwadaag ayaa loo geystay Dr. Maxamed Cabdi Cali oo loo yaqiinay Dr. Gaalib, oo ahaa (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay askari hubaysan oo weeraray ciidanka dowladda hoose ee Garoowe
Saddex askari oo ka tirsan Ciidanka dowladda hoose ee Garoowe ayaa ku geeriyooday, halkay ku dhaawacmeen saddex kale (…)
[Puntland Post] - 24/07/2025
Jubbaland oo warbixin ka soo saartay xaaladda gobolka Gedo.
Dowladda Jubbaland ayaa siweyn u cambaaraysay weerarkii maanta ay kooxda Xasan Sheekh u adeegsadeen hoobiye yaasha…
[Horseed Media] - 25/07/2025
Taliyaha guud ee Ciidamada difaaca Puntland oo ka warbixiyay halka uu marayo Hawlgalka Calmiskaad
Taliyaha guud ee Ciidanka difaaca Puntland S/Guuto Aadan Cabdi Xaashi oo maanta ka warbixiyay halka uu marayo (…)
[Puntland Post] - 21/07/2025
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka digey qorshaha Alshabaab.
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, oo katirsan golaha sahcabka barlamaanka Soomaaliya marna kamid ahaa (…)
[Horseed Media] - 28/07/2025
Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay eedaysane loo haysto in uu dad ku dilay magaalada Garoowe
Ciidanka Booliska Puntland, gaar ahaan Taliska Qaybta Gobolka Nugaal, ayaa gacanta ku dhigay eedeysane lagu (…)
[Puntland Post] - 25/07/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |