Tiro Hoobiyayaal ah oo lagu garaacay xerada Xalane ee magaalada Muqdisho

[Jowhar - Somalia] - 20/05/2025
May 20 (Jowhar)Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa tiro Hoobiyayaal ah oo saaka kusoo dhawacay gudahq xerada Xalane iyo nawaaxigeeda. Saraakiil amni ayaa ku waramaya in nooca hoobiyaha/gantaalada saaka lagu weeraray Xalane ay ahaayeen 107mm, kuwaas oo sida lasheegay laga soo tuuray degmada (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyey shirka cuntada adduunka ee Addis Ababa.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay Shirka Qiimaynta (…)
[Horseed Media] - 28/07/2025
Askari boolis ah oo xalay dhaawacay taliyihii saldhiga degmada Eyl ee gobolka Nugaal
Taliyihii saldhiga degmada Eyl ee gobolka Nugaal X/le Axmed Abshir Soonde ayuu xalay saldhiga degmadaasi ku (…)
[Puntland Post] - 22/07/2025
Magaalada Dhahar oo laga saaray ciidamo dhawaan ku dagaalamay.
Dowladda Puntland ayaa maanta magaalada Dhahar ee xarunta gobolka Haylaan ka soo saartay cutubyo katirsan ciidanka…
[Horseed Media] - 26/07/2025
DFS oo jawaab hanjabaad u badan ka bixisay markabka Sea World ee ku xiran dekedda Boosaaso.
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay cambaareyneysaa afduubka iyo xad gudubka lagu sameeyey markabka SEA WORLD. (…)
[Horseed Media] - 23/07/2025
Madaxweynaha Iran Pezeshkian oo sheegay inay diyaar u yihiin dagaal ay la galaan Israel, aysana joojin doonin barnaamijkooda nukliyeerka
Madaxweynaha Iran Masoud Pezeshkian ayaa sheegay in dalkiisu uu diyaar u yahay dagaal kasta oo ay Israel ku qaadi (…)
[Horseed Media] - 23/07/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |