NISA oo howlgal ku dishay sarkaal Shabaab u qaabilsanaa qorsheynta Hoobiyayaasha Muqdisho

[Jowhar - Somalia] - 21/05/2025
May 21 (Jowhar) Ciidanka gaarka ah ee Gaashaan ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA, ayaa howlgal qorsheysan oo xalay ay ka fuliyeen deegaanka Sabiid ee Gobolka Shabellaha Hoose, waxa ay ku dileen Horjooge sare oo Shabaab u qaabilsanaa qorsheynta weerarradii Hoobiyeyaasha ahaa (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Villa Somalia oo war ka soo saartay safarka Madaxweyne Xasan Sheekh ee Jubati.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kulan miro-dhal ah kula (…)
[Horseed Media] - 27/07/2025
Jubbaland oo MW Xasan Sheekh ku eedaysay inuu dalkii Baylaha uga dhigay Alshabaab.
Maamulka Jubbaland ayaa ka hadlay dagaaladii ugu dambeeyey ee ka dhacay degmada Beled-xaawo ee gobolka Gedo…
[Horseed Media] - 27/07/2025
Guddiga Farsamda KHATUMO oo beeniyey in qodobada qaar laga heshiiyey.
Guddiga farsamada ee dhameystirka maamulka KHATUMO ee shirkiisu ka socdo Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool…
[Horseed Media] - 25/07/2025
Gen. Siciid Dheere oo ka digey in Alshabaab qabsato Magaalada Muqdisho.
Taliyihii hore ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo Puntland Sarreeye Guud Siciid Maxamed Xirsi (Siciid Dheere),…
[Horseed Media] - 26/07/2025
Dowladda Somalia oo sheegatay qabashada horjooge sare oo katirsan Alshabab.
Ciidanka gaar ah ee Gaashaan ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa howlgal qorsheysan oo…
[Horseed Media] - 27/07/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |