Qaramada Midoobe oo caalamka ugu baaqday inaan la cidleynin Soomaaliya
[Jowhar - Somalia] - 22/05/2025
May 22 (Jowhar) Sida lagu daabacay Mareegta Qarmaada Midoobay, Soomaaliya ayaa wajahaysa caqabado aan caadi ahayn oo la xiriira dagaalka ka dhanka ah kooxaha hubaysan ee Al-Shabaab iyo Daacish, sida uu sheegay xeel dheere ka tirsan Qaramada Midoobay, kaas oo garab-istaag u muujiyay dadka iyo (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Guddiga Farsamda KHATUMO oo beeniyey in qodobada qaar laga heshiiyey.
Guddiga farsamada ee dhameystirka maamulka KHATUMO ee shirkiisu ka socdo Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool…
[Horseed Media] - 25/07/2025
Suldaan Siciid oo la kulmay isimada iyo oday dhaqameedka ku sugan Badhan.
Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan ayaa waxa uu maanta Hadhimo Sharafeed u sameeyey Isimada iyo odayaasha dhaqanka…
[Horseed Media] - 20/07/2025
USA: Shan qof ayaa ku dhimatay toogasho ka dhacday magaalada New York
Ugu yaraan shan qof, oo ay ku jiraan sarkaal ka tirsan Waaxda Booliska New York (NYPD) iyo ninka geystay weerarka, (…)
[Horseed Media] - 29/07/2025
Madaxweyne Deni iyo saraakiisha ciidamada oo xalay yeeshay Shir ku saabsan dardar gelinta Hawlgalka Calmiskaad
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa xalay Shir ku saabsan dardargelinta dhameystirka Hawlgalka (…)
[Puntland Post] - 22/07/2025
Badhan oo martigelinaysa xuska sanad guurada 27aad ee aasaaskii Puntland.
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafti ballaaran oo uu hoggaaminayo oo ka kooban golayaasha…
[Horseed Media] - 29/07/2025