Trump oo ku dhawaaqay in 50% canshuur la saaro badeecadaha Midowga Yurub laga bilaabo Juun 1
[Horseed Media - Somalia] - 23/05/2025
Isagoo ku tilmaamay wadahadallada ganacsiga mid is-mariwaa ah, madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku hanjabay inuu 50% ku soo rogi doono EU-da 1da June. Suuqyada Yurub ayaa isla markiiba hoos u dhacay kadib markii Trump uu warkan soo dhigay baraha bulshada.
... Article published by "Horseed Media" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Israel oo qorsheenaysa weerar ka dhan ah Iran iyo Mareykanka ciidamadiisa heegan geliyey
Iran waxa ay wadaa dhoolatus milatari oo dheeraad ah waxayna dhisaysaa xarun sadexaad oo lagu kobciyo uranium-ta si (…)
[Horseed Media] - 12/06/2025
US Plans Partial Evacuation of Iraq Embassy, Sources Reveal
The United States is initiating a partial evacuation of its embassy in Iraq and permitting military dependents to (…)
[Jowhar] - 12/06/2025
Trump oo u hawlgeliyay Ilaalada Qaranka Mudaaharaadyada Los Angeles
Jun 08 (Jowhar)-Maamulka Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay inuu diri doono 2,000 oo askari oo (…)
[Jowhar] - 8/06/2025
Caasimadda Garoowe oo laga mamnuucay shirarka siyaasiyiinta mucaaridsan xukuumadda Siciid Deni
Duqa caasimadda Garoowe, Geeddi Axmed Tuurre oo maanta hadal kooban ka jeediyay kulan ku saabsan Amniga ayaa sheegay (…)
[Puntland Post] - 11/06/2025
Faahfaahinta: Israa’iil oo xalay duullaan khasaare ba’an dhaliyay ku qaaday Iraan
Israa’iil ayaa xalay Iran ku qaaday weerar militari oo weyn, kaasi oo ay ku bartilmaameedsatay xarumo muhiim ah, oo (…)
[Puntland Post] - 13/06/2025