Madaxa Qaramada Midoobay: Israel waxay ogolaatay oo kaliya ‘Qaado mugeed’ gargaarka Gaza
[Jowhar - Somalia] - 25/05/2025
May 25 (Jowhar)- Madaxa Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa sheegay in Israa’iil ay ogolaatay oo kaliya “qaado mugeed” oo gargaar ah in la geeyo Gaza, xilli xaaladda bini’aadantinimo ee halkaas ay sii xumaanayso. Guterres wuxuu ku baaqay in la kordhiyo gargaarka la gaarsiinayo Gaza, isagoo (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Xiisadda dagaal ee Beled-xaawo oo aan weli dhinac u dhicin.
Xaaladda degmada Beled-xaawo ee gobolka Gedo ayaa weli kacsan xilli ay maalinimadii shalay ku dagaalameen ciidamada…
[Horseed Media] - 23/07/2025
Waxa Puntland ka baran karto dadaalladii nabadeed ee Maxamed Abshir Muuse iyo Cabdirisaaq Xaaji Xuseen
Boosaaso (Faallo) — Sanadkii 1991kii markii dagaalka sokeeye si buuxda uga qarxay Muqdisho, dad badan ayaa ka qaxay (…)
[Puntland Post] - 20/07/2025
Korneyl Afweyne: Puntland waxay mushaar siisaa Inta badan ciidamada fadhiya difaaca SSC-khaatumo
Taliyaha ciidanka Daraawiishta Puntland ee Gobolka Cayn Korneyl Cabdiraxmaan Cabdillaahi Axmed (Afweyne) oo ku sugan (…)
[Puntland Post] - 26/07/2025
Shacabka Malaysia ayaa ka mudaaharaadaya kor u kaca maciishada, iyagoo dalbanaya in uu xilka ka dego RW Anwar Ibrahim
Kumanaan reer Malaysia ah ayaa isugu soo baxay waddooyinka si ay uga mudaaharaadaan sare u kaca maciishada iyo dib u (…)
[Horseed Media] - 26/07/2025
PUNTLAND: Askari ayaa dhaawacay taliye saldhig degmo.
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dhaawac xabad ah oo xalay soo gaarey taliyihii saldhigga…
[Horseed Media] - 22/07/2025