Dowladda Soomaaliya oo bilowday beegsi ka dhan ah Wariyahaasha tabiya wararka mucaaradka
[Jowhar - Somalia] - 24/05/2025
May 24 (Jowhar) Ciidamadda dowladda Soomaaliya ayaa maanta xiray kudhowaad 15 Suxufi oo rag iyo dumar isugu jriay, xili ay ku jiree. Howl maalmeedkooda caadiga ah. Wariyayaasha ayaa laga kaxeystay laamiga dheer ee Maka-Almukarama, iyagoo muuqaalo ka duubayay dad aragtiyo ka dhiibanayay xaaladda (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay askari hubaysan oo weeraray ciidanka dowladda hoose ee Garoowe
Saddex askari oo ka tirsan Ciidanka dowladda hoose ee Garoowe ayaa ku geeriyooday, halkay ku dhaawacmeen saddex kale (…)
[Puntland Post] - 24/07/2025
Maamulka Gobolka Mudug oo sheegay in DFS ku soo duushey Puntland.
Maamulka gobolka Mudug ee Puntland ayaa markale dowladda federalka ah ee Soomaaliya ku eedeeyey faragelin siyaasadeed…
[Horseed Media] - 28/07/2025
Shacabka Malaysia ayaa ka mudaaharaadaya kor u kaca maciishada, iyagoo dalbanaya in uu xilka ka dego RW Anwar Ibrahim
Kumanaan reer Malaysia ah ayaa isugu soo baxay waddooyinka si ay uga mudaaharaadaan sare u kaca maciishada iyo dib u (…)
[Horseed Media] - 26/07/2025
Somaliland President Meets Arab-African Economic Council Delegation
HARGEISA (SD) – The President of Somaliland, Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro), welcomed a high-level delegation (…)
[Somali Dispatch] - 20/07/2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyey shirka cuntada adduunka ee Addis Ababa.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay Shirka Qiimaynta (…)
[Horseed Media] - 28/07/2025