Soomaaliya oo Masar kala hadashay kor u qaadista tayada ciidamadadeeda
[Jowhar - Somalia] - 26/05/2025
May 26 (Jowhar) Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi, ayaa khadka taleefoonka kula hadlay Wasiirka Difaaca ee Jamhuuriyadda Masar, Sarreeye Gaas Cabdilmajiid Saqar. Intii uu socday wadahadalku, labada dhinac waxa ay ka wada hadleen xoojinta iskaashiga labada (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Villa Somalia oo war ka soo saartay safarka Madaxweyne Xasan Sheekh ee Jubati.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kulan miro-dhal ah kula (…)
[Horseed Media] - 27/07/2025
Askari boolis ah oo xalay dhaawacay taliyihii saldhiga degmada Eyl ee gobolka Nugaal
Taliyihii saldhiga degmada Eyl ee gobolka Nugaal X/le Axmed Abshir Soonde ayuu xalay saldhiga degmadaasi ku (…)
[Puntland Post] - 22/07/2025
Puntland oo ka hortimid dalabkii Villa Somalia oo ahaa in ay deg deg ah ku sii dayso markabkii Hubka siday ee Sea World
Xukuumadda Puntland oo xalay warsaxaafadeed soo saartay sheegtay in ay aad uga xuntahay warqaddii ka soo baxday (…)
[Puntland Post] - 24/07/2025
Baarlamaanka Puntland oo maanta meel mariyay Ansixinta wax-ka bedelka Xeerka la-dagaallanka Argagixisada
Xildhibaannada Baarlamaanka dowladda Puntland ayaa maanta oo Axad ah an cod aqlabiyad leh ku meel-mariyay Ansixinta (…)
[Puntland Post] - 27/07/2025
Puntland oo waxgarad u dirtay gogosha nabada ee Ceerigaabo
Puntland ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay in nabad loogu wada noolaado magaalada Ceerigaabo, iyada oo waxgarad u (…)
[Puntland Post] - 23/07/2025