Laba Soomaali ah oo lala xiriiriyay weerarkii Dusit D2 oo lasoo taagay maxkamadda Nairobi

[Jowhar - Somalia] - 26/05/2025
May 26 (Jowhar) Laba tuhmane oo lala xiriirinayo weerarkii hoteelka Dusit D2 ee 2019, oo sababay dilka 21 qof, ayaa la hor keenay Maxkamadda Sharciga ee Kahawa ee magaalada Nairobi. Labadan qof oo lagu kala magacaabo Xuseen Maxamed Cabdille Cali iyo Maxamed Cabdi Cali oo hore loogu soo oogay (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Pro. Dalxa oo muddo saddex saac ah lagu xannibay garoonka diyaaradaha Nairobi.
Guddoomiye Ku-xigeenkii 1-aad ee hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa mudo (…)
[Horseed Media] - 24/07/2025
DFS oo Cabdirashiid Janan u magacawday arrimaha Jubbaland.
MUQDISHO: Dowladda federalka ah ee Soomaaliya ayaa xoojinaysa qorsheheeda siyaasadeed ee saamaynta ay ku leedahay (…)
[Horseed Media] - 20/07/2025
Gen. Siciid Dheere oo ka digey in Alshabaab qabsato Magaalada Muqdisho.
Taliyihii hore ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo Puntland Sarreeye Guud Siciid Maxamed Xirsi (Siciid Dheere),…
[Horseed Media] - 26/07/2025
Booliska Puntland oo eedaysane u qabtay weerar ka dhacay Garoowe.
Ciidanka Booliska Puntland, gaar ahaan Taliska Qaybta Gobolka Nugaal, ayaa gacanta ku dhigay eedeysane lagu magacaabo…
[Horseed Media] - 25/07/2025
Puntland oo loogu baaqay inay dayactir ku samayso ceelashii biyaha Ceelbuh iyo Hadaaftimo.
Shacabka kunool deegaamo katirsan gobolka Sanaag ee Puntland ayaa cabasho xooggan ka muujiyey biyo la’aan baahsan,…
[Horseed Media] - 24/07/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |