Madaxweyne Xasan oo Gen.Muungaab u magacaabay gudoomiyaha gobolka Banaadir
[Jowhar - Somalia] - 28/05/2025
May 28 (Jowhar) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta XFS ayaa u magacaabay Mudane DR. XASSAN MAXAMED XUSEEN MUUNGAAB, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Puntland oo war ka soo saartay khilaafka golaha deegaanka Galkacyo.
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dawladda Puntland ayaa sharci darro iyo waxkama jiraan (…)
[Horseed Media] - 22/07/2025
Wasiir Fartaag oo kulan la qaatay saraakiisha amniga maamulka Koonfur Galbeed.
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa ka (…)
[Horseed Media] - 22/07/2025
Dowladda Puntland oo walaac xooggan ka muujisay qabsashadii Al-shabaab ee degmada Maxaas
Dowladda Puntland oo Warsaxaafadeed soo saartay ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii argagixiso ee ay maanta (…)
[Puntland Post] - 27/07/2025
Puntland oo baaris kadib war rasmi ah ka soo saartay markab laga shakiyay
Ciidanka Booliska Puntland, gaar ahaan Taliska Qeybta Gobolka Raas-Caseyr, ayaa fuliyay howlgal amni oo lagu baaray (…)
[Puntland Post] - 21/07/2025
Puntland oo loogu baaqay inay dayactir ku samayso ceelashii biyaha Ceelbuh iyo Hadaaftimo.
Shacabka kunool deegaamo katirsan gobolka Sanaag ee Puntland ayaa cabasho xooggan ka muujiyey biyo la’aan baahsan,…
[Horseed Media] - 24/07/2025